CHILDREN'S BOOKS

Buugaagta

Carruurta

Buugaag xiiso leh oo kor u qaada aqoonta,
hal-abuurka iyo mustaqbalka carruurta.

Akhris

Aqoon

Horumar

Caruur wax

akhridaa waa

aqoon ifaysa

EXPLORE SOMALI LITERATURE

Noocyada Buugaagta

La Helaayo

halkan waxaad ka helaysaa buugaag ku saabsan taariikhda, dhaqanka,
cilmiga diinta iyo suugaanta Soomaaliyeed.

Taariikhda Soomaalida

Buugaag ku saabsan taariikhda Soomaaliya,
halgamageeda iyo dhacdooyinkeeda.

Suugaanta & Maansada

Buugaag ka hadla maansada, gabayada,
sheekooyinka iyo suugaanta Soomaaliyeed.

Dhaqanka & Hiddaha

Buugaag ka hadla dhaqanka, hiddaha, caadooyinka
iyo nolol dhaqameedka Soomaaliyeed.

Diinta & Cilmi

Buugaag diini ah, cilmi, iyo waxbarasho
ku anfaca nolosha shaqsiga iyo bulshada.

Af-Soomaaliga

Buugaag ku saabsan afka, naxwaha,
ereybixinta iyo horumarinta Af-Soomaaliga.

Hal-abuur & Qoraallo

Buugaag hal-abuur leh, fikir, cilmi-baaris
iyo qoraallo kale oo Soomaaliyeed.