murtiile books waxaad ka helaysaa buugaag tayo leh oo kala duwan sida buugaata caruurta, taariikhda, hidaha iyo dhaqanka iyo suugaanta kala duwan ee soomalida
buug walba
waa fursad
Raadi, filter garee, oo hel buugaag tayo leh
oo loogu talagalay carruurta, dhalinyarada iyo akhristayaasha guud.
Sheekooyin xiiso leh oo carruurta ku korinaya
akhlāaq, aqoon iyo hal-abuur. Buugaag carruurta
u diyaar ah oo leh xiisayn gaara
halkan waxaad ka helaysaa buugaag isugu jira hidaha iyo dhaqankii somalida ee soo jireenka ahaa, qisooyinkii iyo sheekooyinka maan galka ee laga soo gaadhay somalidii hore
buug ka waramaya jacaylkii qays iyo layla iyo qisadii jacayla ee dhex martay
buug ka sheekaynaya boqortyadii magaade ee ka talis jirtay gayiga somalida
hablihiire hore waxay ahaayeen kuwo qaali ah, guuriyo aroos caajib ahna waa loo dhigi jiray
buug ka waramaya jacaylkii qays iyo layla iyo qisadii jacayla ee dhex martay
halkan waxaad ka helaysaa buugaag taariikh oo ku saabsan soomalidii hore iyo wacyigii iyo waayahoodi nololeed iyo sidii ay u noolaan jireen
Sheekooyin xiiso leh oo koriya hal-abuurka iyo fikirka carruurta.
4.8 (120)
Buug aqoon ah oo ku saabsan dabecadda iyo quruxda Soomaalida
4.6 (98)
Sheeko dhiirrigelin leh oo ku saabsan akhriska iyo mustaqbalka
4.9 (150)
Buug ka hadlaya taariikhda, dhaqanka iyo horumarka Hargeysa.
4.7 (86)
Buug kasta wuxuu leeyahay sheeko, aqoon iyo ifo fursad cusub. Bilow safarka aqoonta maanta.