SOMALI BOOK COLLECTION

Akhris waa furaha

aqoonta & mustaqbalka.

Murtiile Book waa madal lagu helo buugaag tayo leh oo caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweynba kobciya akhriska iyo dhaqanka.

Murtiile Book buugaag Soomaaliyeed

10K+

Buugaag

La heli karo

Buugaag Tayo Leh

Kobac & Aqoon

Caruurta & Dhalinyarada

Wax u Akhri, Wax ka Baro

La Isku Halayn Karo

Madal Lagu Kalsonan Karo

BUUGAAGTA CARRUURTA

Buugaagta Carruurta

Ay Aan Jecelnahay

Soo hel buugaag xiiso leh oo carruurta ku dhiirrigeliya akhriska, hal-abuurka iyo barashada.

Sheekada Gabadh yar

Sheeko xiiso leh oo carruurta ku dhiirrigelinaysa akhriska iyo fikirka hal-abuurka leh.

Safarkii Ilmaha Yaraa

Sheeko macaan oo carruurta baraysa geesinimada, saaxiibtinimada iyo in aan riyada laga quusan.

Aqoonta iyo Adventure-ka

Buug carruurta ku dhiirrigeliya inay wax bartaan, su’aalo waydiiyaan oo dunida si xiiso leh u sahamiyaan.

Sheekooyin Yar Yar

Sheekooyin gaagaaban oo madadaalo iyo casharro muhiim ah 00 xiiso galinaya caruurta, 

CARRUURTA ADUUNYOODA

Kobci Maanta, Horumari

Caruurtaada

Akhrisku waa safar aan xad lahayn oo carruurta u horseeda riyooyin waaweyn.

Kor u Qaadida Aqoonta

Akhrisku wuxuu furtaa maskaxda carruurta iyadoo baraysa wax cusub.

Horumarinta Fikirka

Carruurtu waxay helaan fikir qoto dheer iyo xirfad xalinta dhibaatooyinka.

Kobcinta Qiimaha Wanaagsan

Buugaagtu waxay carruurta baraan akhlaaq, naxariis iyo ixtiraam dadka kale.

Riyooyin Waaweyn

Carruurtu akhriska waxay yeeshaan kalsooni, hal-abuur iyo riyooyin ay gaari karaan.

DAAWO & BARO

Muuqaal Waxbarasho

oo Carruurta loogu Talagalay

Daawo muuqaallo xiiso leh oo carruurta ka caawinaya akhriska, hal-abuurka iyo kobcinta aqoonta.

Sida Akhrisku Uga Faa'iido Badan yahay

Muuqaal kooban oo ku saabsan  faa’iidooyinka akhriska ee    ilmaha.

Sheekooyin Gaagaaban oo Xiiso Leh

sheekooyin gaagaaban oo carruurta ku dhiirrigeliya waxbarashada

Hal-abuur & Hindise caruurta kor u qaadaya

Kobci hal-abuurka ilmaha iyo fikirka hal-abuurka leh.

Cilmiga Carruurta Si Fudud iyo hab fahamkooda

Muuqaallo fudud oo carruurta ku caawinaya inay wax cusub bartaan.

SUUGAANTA SOOMAALIGA

Hiddaha, Dhaqanka Iyo

Sheekooyinka Soomalida

Buugaagta suugaanta Soomaaliga waxay xambaarsan yihiin hiddaha, taariikhda, iyo xikmadda jiilalka. Sahami buugaagta ugu fiican ee qorayaasha Soomaaliyeed.

Gabayo Soomaaliyeed

suugaan iyo gabayo ka  tarjumaya hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Hikmado iyo Hal-kudhegyo

Hikmado iyo oraahyo qoto dheer oo ka hadlaya soomalidii hore

Sheekooyin Dhaqan

Sheekooyin dhaqameed oo jiilba jiil ah ee ay somalidu lahayd

Taariikhda Soomaalida

Buugaag ka saabsan taariikhda iyo halgankii dadka soomalida

QORAYAASHA SOOMAALIYEED

Qorayaal Dhiirrigeliya

Jiil Aqoon Leh

La kulan qorayaasha Soomaaliyeed ee buugaagta qiimaha leh ku biiriya jiilka mustaqbalka.

Maxamed Ibraahim Warsame

Qoraaga Gabayada

Waxay qortaa buugaag dhiirrigeliya fikirka, horumarka iyo bulshada.

Sahro Cabdiraxmaan

Qoraaga Carruurta

Waxay carruurta u qortaa buugaag koriya akhlaaqda iyo hal-abuurka.

Max,uud Axmed Cali

Qoraaga Taariikhda

Buugaagtiisu waxay iftiimiyaan taariikhda iyo hiddaha Soomaaliya.

Aamina Yuusuf

Qoraaga Fikradaha

Waxay qortaa buugaag dhiirrigeliya fikirka, horumarka iyo bulshada.

KU SAABSAN MURTIILE

Buugaag Kor u qaada

aqoontaada

Murtiile Book waa madal Soomaaliyeed oo u heellan kaydinta, qorista, daabacaadda iyo faafinta buugaagta aqoonta leh. Waxaan aaminsanahay in akhrisku uu yahay furaha mustaqbalka, waxaana ku dadaalnaa inaan buugaag tayo leh gaarsiino jiilalka Soomaaliyeed.

Buugaag Tayo Leh

Xulasho Fican

Qorayo Soomaaliyed

Dhirrigelinta Jiilalka

Bulsho Akhris

Aqoon & Horumar

BUUGAAGTA UGU CUSUB

Buugaagta Ugu Cusub

ee Murtiile Book

Soo ogow buugaagta ugu cusub ee Murtiile Book, kuwaas oo loogu talagalay akhristayaasha jecel aqoonta, sheekooyinka iyo dhaqanka.

Riyooyinka Carruurta

Sheekooyin xiiso leh oo koriya hal-abuurka iyo fikirka carruurta.

4.8 (120)

Dabeecadda Soomaalida

Buug aqoon ah oo ku saabsan dabecadda iyo quruxda Soomaalida

4.6 (98)

Wiilka iyo Buugga

Sheeko dhiirrigelin leh oo ku saabsan akhriska iyo mustaqbalka

4.9 (150)

Taariikhda Hargeysa

Buug ka hadlaya taariikhda, dhaqanka iyo horumarka  Hargeysa.

4.7 (86)

KU BIIR BULSHADA MURTIILE

Warar, Buugaag Cusub

iyo Dhacdooyin Gaar ah

Isku diiwaangeli si aad u hesho warbixinno ku saabsan buugaag cusub, qoraayaal, iyo dhacdooyin xiiso leh oo ka socda Murtiile Book.

Warar Buugaag Cusub

Noqo kuwa ugu horreeya ee hela

Dhacdooyin & Bandhigyo

Ku biir dhacdooyinka

Talooyin Akhris

Hel talooyin xiiso leh