Buugaagta Carruurta ee Murtiile Book waxaa loogu talagalay in carruurta lagu kobciyo akhriska, aqoonta iyo hal-abuurka.
Buugaag tayo leh
Carruur & Qoysas
Horumar Bulsho
Ka hel buugaagta carruurta si fudud oo degdeg ah.
Soo hel buugaag ku habboon da’da iyo xiisaha carruurta.
2 – 4 sano
4-5 sano
Sheekooyin xiiso leh oo carruurta ku korinaya
akhlāaq, aqoon iyo hal-abuur. Buugaag carruurta
u diyaar ah oo leh xiisayn gaara
Soo hel buugaag xiiso leh oo carruurta ku dhiirrigeliya akhriska, hal-abuurka iyo barashada.
Sheeko xiiso leh oo carruurta ku dhiirrigelinaysa akhriska iyo fikirka hal-abuurka leh.
Sheeko macaan oo carruurta baraysa geesinimada, saaxiibtinimada iyo in aan riyada laga quusan.
Buug carruurta ku dhiirrigeliya inay wax bartaan, su’aalo waydiiyaan oo dunida si xiiso leh u sahamiyaan.
Sheekooyin gaagaaban oo madadaalo iyo casharro muhiim ah oo xiiso galinaya caruurta yaryar.
Ka dooro qaybta kuugu habboon oo si fudud u sahamin
buugaagta carruurta, dhalinyarada, suugaanta iyo taariikhda.
Buugaag xiiso leh oo carruurta akhriska jecel, kuna habboon korriimadooda.
Buugaag xiiso leh oo carruurta akhriska baro, waxay dhiisaan aqoon,
hal-abuur iyo mustaqbal ifaya.
Carruurta waxay helaan aqoon cusub oo nololshooda kobcisa.
Waxay dhiirrigelisaa fikirka cusub iyo hal-abuurka Caruurta
Waxay ka caawisaa carruurta inay ruumstaan kartidooda.
Akhrisku wuxuu dhisaa asaas adag oo mustaqbal ifaya.
Buug kasta wuxuu leeyahay sheeko, aqoon iyo fursad cusub.
Bilow safarka aqoonta maanta.