Murtiile Book waa madal lagu soo bandhigo buugaag tayo leh oo kobciya akhriska, aqoonta iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Buugaag tayo leh
Carruur & Qoysas
Horumar Bulsho
Ka hel buugaagta carruurta si fudud oo degdeg ah.
Soo hel buugaag ku habboon da’da iyo xiisaha carruurta.
2 – 4 sano
4-5 sano
Ka dooro qaybta kuugu habboon oo si fudud u sahaminbuugaagta carruurta, dhalinyarada, suugaanta iyo taariikhda.
Buugaag loogu talagalaycaruurta yaryar ee KG ah
Buugaag kobciya fikirka,aqoonta iyo himilada.
hel buugaagta caruurta yaryar ee dugsiga hoose iyo dhexe
bugaag sheeko caruureed xiiso leh oo caruurta akhriska lagu baraayo
Buugaag xiiso leh oo carruurta akhriska jecel, kuna habboon korriimadooda.
Buugaag xiiso leh oo carruurta akhriska baro, waxay dhiisaan aqoon,hal-abuur iyo mustaqbal ifaya.
Carruurta waxay helaan aqoon cusub oo nololshooda kobcisa.
Waxay dhiirrigelisaa fikirka cusub iyo hal-abuurka Caruurta
Waxay ka caawisaa carruurta inay ruumstaan kartidooda.
Akhrisku wuxuu dhisaa asaas adag oo mustaqbal ifaya.
Buug kasta wuxuu leeyahay sheeko, aqoon iyo fursad cusub.Bilow safarka aqoonta maanta.