Buugaag xiiso leh oo kor u qaada aqoonta,hal-abuurka iyo mustaqbalka carruurta.
Caruur wax
akhridaa waa
aqoon ifaysa
halkan waxaad ka helaysaa buugaag ku saabsan taariikhda, dhaqanka,cilmiga diinta iyo suugaanta Soomaaliyeed.
Buugaag ku saabsan taariikhda Soomaaliya,halgamageeda iyo dhacdooyinkeeda.
Buugaag ka hadla maansada, gabayada,sheekooyinka iyo suugaanta Soomaaliyeed.
Buugaag ka hadla dhaqanka, hiddaha, caadooyinkaiyo nolol dhaqameedka Soomaaliyeed.
Buugaag diini ah, cilmi, iyo waxbarashoku anfaca nolosha shaqsiga iyo bulshada.
Buugaag ku saabsan afka, naxwaha,ereybixinta iyo horumarinta Af-Soomaaliga.
Buugaag hal-abuur leh, fikir, cilmi-baarisiyo qoraallo kale oo Soomaaliyeed.